Dowlada Turkiga oo si weyn uga Carootay talaabo uu qaaday Wasiirka Difaaca Sweden

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Sweden ee Ankara, si ay uga ashtakooto xiriir dhex maray laba wasiir oo Swedish ah iyo xubnaha ka tirsan kooxda Ciidamada Dimoqraadiga Syria (SDF), oo Ankara ay u aragto urur argagixiso, sida ay sheegeen ilo-wareedyo diblomaasi. Turkey ayaa SDF u aragta inay ka tirsan tahay kooxda PKK … Continue reading Dowlada Turkiga oo si weyn uga Carootay talaabo uu qaaday Wasiirka Difaaca Sweden